Machad Al Nuur Online

Bushaaro bushaaro bushaaro

Bushaaro bushaaro bushaaro

Waxa loogu bushaaraynayaa walaalada Soomaliyeed ee Qurba joogta ah in loo furay Machad online ah ( Maqal iyo Muuqaal ah ) oo lagu baranayo Quraanka kariimka ah, Carabiga iyo Tarbiyada Islaamka, adigoo jooga gurigaaga.  Warbixinta macalimiinta: waa maclimiin aqoon u leh barista diinta, khibrad dheeraad ah u leh barista caruurta iyo waayeelka, ilaalinaya wakhtiga ay kula balamaan, muhimadoodu tahay barashadaada iyo fahankaaga casharka diyaar u ah tolo iyo tusaale in ay kusiiyaan goorwalba, garanaya waajibka saran eemasuuliyad nimo, kusiinaya wakhti kugu filan ood kufahmi karto casharka, hormood iyo tusaale u ah ubadka ay baryaan diinta, machadka al nuur aduu kuufuranyahay

 

Read more...

Barashada Quraanka


PopUp MP3 Player (New Window)

Live Help

Download SKYPE

 

TEL: 0015854208183 ama

TEL: 0014197120510

Email: alnuuronline33@hotmail.com